DHEESHA DHEELA

Om sangen:

Tekst/Lydskrift:

Sow dhallinyaradeennu

Sharafta dhowri mayso….X2

Dhaqanka iyo hiddeheenna

Horay u dhigi mayso….X2

Dheesha dheela dhulkayaga

Annagaa u dhimannaynee

Dhawaaqa la cayaar.

Dhacalka Iyo aayaheenna

Dhallaanka bari mayno….x2

Sow dharaar cad waajibkooda

Dhabbada marin mayno….x2

Dheesha dheela dhulkayaga

Annagaa u dhimannaynee

Dhawaaqa la cayaar.

Sow dhallinyaradeennu

Sharafta dhowri mayso….X2

Dhaqanka iyo hiddeheenna

Horay u dhigi mayso….X2

Dheesha dheela dhulkayaga

Annagaa u dhimannaynee

Dhawaaqa la cayaar.

Lydfiler: